Wargelin Muhiim ah oo ku socota akhristayaasha Shabakada Allbanaadir Online

Maamulka Sare ee Shabakada Allbanaadir Online waxaa uu Akhristayaashiisa iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ku wargelinayaa iney soo baxeen mudooyinkan dad Soomaali ah oo sameystay websityo wata magacyo u eg Allbanaadir Online kuwaasoo lagu aflagadeeyo, dowlada Somalia, rag Siyaasiyiin ah iyo shaqsiyaad, iyo Waliba dumarka Soomaaliyeed. Marar badan waxaa Maamulka Shabakadan soo gaaray shaqsiyaad iyo siyaasiyiin … Continue reading Wargelin Muhiim ah oo ku socota akhristayaasha Shabakada Allbanaadir Online